Boodhari › Rag
Fanaanad
$11.40 · Ocean Gate
T-shirt casual ah oo midab Navy Blue ah, leh gacmo gaaban iyo qoorta wareegsan. Waxaa hore kaga daabacan astaanta Ocean Gate oo leh anchor iyo hirar badeed, iyo qoraalka “OCEAN GATE – EST. 2023 | CASUAL WEAR”.Midab: Navy BlueNooc: Casual T-ShirtGacmo: GaabanQoorta: Round neckNaqshad: Ocean Gate logoKu habboon: Maalinle, safar iyo isticmaal caadi ahJinsi: Ragga / Unisex